---
🔥 Heavy Bassline R&B / Hip-Hop — 4 Words Per Line
Hargeysaay anaa kaa
hurdee laguma hawastene
Haddaan soo hanbaabiri
lahaa hee ma nokoteene
Horaad ku marinlahye
hooyada runtee africa
Ayaad hanan lahayde
kuma gam'een mangab
Huluulaha hasid kuuguma
jireen soo haman-sadaye
Hantidaada muu weerareen
horor wah boobaaye
Hareertaada lama soo
fureeen hawa-dadaa
Hassan sheekh eegen
Haybadaad lahayd lama
Hablahaaga muu guursadeen
haybti garanwaaye
Hog dalolana kama
doneen heeryadi gube
Hana dadadii hatan jogane
Haybad waad hanan lahayde
Hawiiye kuma sheegeen
raggii noo horrayn jiraye
Hoos looma eegeen
kuwii hawlkarka ahaaye
Hoosaasiyaal uma shireen
horumarkaagiiye
Maad hoos digteen labada
sa-ab hooge baadiyahe
Habro looma doorteen
golihii haybadda lahaaye
Hiirtaanyo iyo ciil
wadnuhu ima hiqleeyeene
Haasaawaha iyo sheekadii
lama hagoogteene
Ninna hadalka kama
hurudeen kuu hagaag bidoe
Hootada afaysani
boqnaha igama heerteene
Dammaan hooballadi may
tageen hibadu saarrayde
Hogyaqaanadaadii murtida
lama halleyeene
Heesaagi lama quudhsadeen
hiray cadaawaaye
Hayeeshee habeen guulleh
baad heli ayaan barito
Had aan sii fogeyn
wahad sugtaa heego Onkood
iyo roobe Aafimaadbaa
ku mari hogol daruureede
Heeryada ragbaa kaaga
furi hub iyo baaruude
Hiddo-dalad wihii aan
ahayn waa lagaa hudine
Hor ilaahay waan kaa
horayn hawshan kuu timiye
Insha-Allah home nabadgelyaa
lagugu soo hoyne
---