Somaliland waa, lion of africa
Somaliland,somaliland,somaliland
Somaliland street danceholl, yo
(Heavy bassline rolling non-stop)
...
Jidadka Somaliland iyo suuqu
ha gariiro raga iyo dumarku
kuligod farhad iyo damashad
jaas ayaay kuligood kujiraan
Baysku wuu hadlaya koor iyo
hoos jawi'guu waa baashal
Libaaha Afrika ayaa tumaya
heesta waliba dunida shidaya,
kow laba, kow laba, bal iso-qabo
ma awoda, kor iyo hoos qadaad
wayne runta ma qiiraysa amba
Reenka karaha rasaas tayda yam
yam iyo qadaad wayneey mayad
maqlaysa maqarah iyo qarankad
Kabaqaysa, Qoto qoto ayaad ku-
fogaate runta qaawan mahad uu
qarisaan bal nooheega, ma qalbiga
Amba qadaadka idiin jabaaya
Miise beelaha qariseen ayaa qoslaya
OO Qabrigiina qodaaya imaan'laawe
Qolo'qolo Iyo qabyaalad kubuurte,
qalbigu wuu qarhaya gobta oo marka durbanka iyo baysku ku talinayo ayaan
Dagaya ee DJ ha joojin, sii wad harajin
808-ka ilali, naftada lafaha ayuu jabiya
dagaha amba maanka ayuu shidaya
sii wad haraijin qaranka ayaan kuwada,
Dumar-kow miskaha warejiya oo ha
qarinina awoodda iyo qiimaha sharaf
teena, kalay kalay ilajog Qaran walba
heestisa ha ku jasan Somaliland kuliged
Mohamed Adan dahir ayaa amaniyo
heesaha tumaya, Afrika iyo Asiya way ku
Riyaaqen guusha iyo midnimada reer
somaliland waa Ruun, masha allah,
Baysku haa gariiro, Luqad looma
baahna marka dhawaaqa baysku
hadlayo, isutaga kala taga, kuligin
koor iyo hoos dalka waan shidaya,
abwanka qaranku waa aniga Musiga
Libaaha Afrika aduunka wuu shidaya,
amarka qaranku wamid koor ka yiimi
umaduna waa mid-kaliya Tolnimo
joogto ah, marnaba laysma diidayo
kow laba, kow laba, bal iso-qabo
ma awoda, kor iyo hoos qadaad
wayne runta ma qiiraysa amba
Reenka karaha rasaas tayda yam
yam iyo qadaad wayneey mayad
maqlaysa maqarah iyo qarankad
Kabaqaysa, Qoto qoto ayaad ku-
fogaate runta qaawan mahad uu
qarisaan bal nooheega, ma qalbiga
Hajojin, heesta, ha istaagin guusha iyo
Heesaha qaranka somaliland ii waad
Musigu ha gariiro, luuqda iyo hees
Mohamed Adan dahir ayaa iska leh
Mar kale isaar, manta nasasho ma jirto
Basement-ku wuu ruhmayaa, laabtu haa gariirto iwad heesta, markale saarr
Libaaha Afrika hadal kiisu waa heesta
kow laba, kow laba, bal iso-qabo
ma awoda, kor iyo hoos qadaad
wayne runta ma qiiraysa amba
Reenka karaha ma maqlaysa,
Qoto qoto ayaad ku fogaate runta
mahad uu qarisaan bal iisheeg,
Afrika, Yurub, jasiiradha fog fog
Iyo London uk, Ayaan ka tumaya
meel walba hadal-kayga iyo luqda
maanso iyo gabaygu wakii Qaranka,
DJ hareeji ilaa alaam-ku qayliyo
Beep beep beep Boom Boom iwad
bayska mooye hakadl maa-jiiro
nasasho maa yeelo ilaa korontadu
Aay go’do, musigaygu meel walba
Somaliland dhulka ayuu gilgilayaa
Bass-ku wuu rogayaa dadkoo dhan
Libaaha Afrika hadalka mohamed
Adan dahir ayaa ugu dambeeya.
....