

Prompt / Lyrics
LION OF AFRICA – SOMALI DANCEHALL BASSLINE VERSION (All Somali, nonstop flow, heavy bassline energy words preserved) --- Abwaan mohamed adan dahir usheeg dad-kaaga reer somaliland Ruunta guubaabo iyo heesaha laabta ugu shub Heavy Bassline adag kaga dayaami goor iyo ayaanba. Dabuubtii gabayga waan ka tagay, iyo dihasha diisiye, Dibnahayagii maankiyo hasuustii waan ka jaray afkaygiiye, Shay kasta oo somaliland udarani, nabar daran buu igu abuurayayeh diiday gabii ahantiiba, Dibnuhuna sheekada bartay baa raadiya oo la daawayn rabae. Hadday gole farhad iyo dabbaal loo dalbado maalmo, Dadku daawasho Istaago, dunidu wada bood boodo, Hadday duul aan daryeel lahayn yimaaddo oo hoggaan loodhibo,adana dalka-wadiwayan Doonis daamankiis buu gelin, dadkuna wuu daalayaa. Haddii uu orodkiisii lumay oo uusan dadsan karin, Dullinimo madahiisa duubtay jirkiisa la duufsaday, Wuu baqayaa, ma duuli karo, dabin baa hortiisa usii yaalah. Hadday dood iyo baashinku kuu noqoto daa'uun daran, Ninkii daalay gaa'muhu way ka duwanaanayaan, Direyskii markaan gashado oo dibadda taagnaado, Daleen ima dhaaftee waan digayaa mar walba halkan weeraro. Deelka iyo lafaha gabaygaan ka qaaday si Aaddeeya, Dadkoo midah waan u sheegayaa waxyaalaha dowga yaal, Somaliland dayaysa wanaag bay ka doorteen dagalada. Gudaha bari ilaa badda Seylaa iyo Heebaha sii jeeda, Deeganada koonfureed iyo doohyada dadsan galbeedaka ilaa hawdka somaliland, Degmadeena iil hadduu noqdo abwaan la'anteed, Nin duub aan lahayn deel ma galo, codkiisu waa daciif sida kuwa mantaba jooga. Dul iyo hoosba waan diraye, guubabo baan shubay oo ima dareemaneh, Anigaa daalay, dhagohoodu ma daloolna wali, Dadkaan la hadlayaa duh maleh oo iimaan ka fogaday. Fahan koodii waa dalfoof, doon baa looga saaray, Wihii hore u daalay bay mar kale degayaan, Hadday meel keliya jeestaan oo dano wada danahooda dabagalan maruun, Dunidana heshiis bay ahaan lahaayeen. Dadku ma yaraadeene dabarkaa kala go'aya, Madaha madhan yahay kala- jabay ayaay, dabka u sii shiddaan, Markay isa doohaan oo wahyeeladu dirir tahay, Daad baa soo gelaya ubadkiinna la qaaday. Ubadkiinnii waad daadiseen, dalkeenii waa unteen, Duhur Aaad baad la dhamayseen, oo wahba ku maydaan darnaan degaladiinii, Jiid toosan waa laga degey, Somaliland neey toosa oo diida kuligeed Talo humanta. Nin darajo doonaya Eebbaa dulqaad siinin aya, Ninkaan diinta iyo distoorka ka geesmarah baa waliba tageradiina siisaneh, Duugsii ma-leh Qabyaaladdu — wahaay duumiso mooya'neh talo midnimo-leh keena. Haddaan dilka, dagalada iyo kala fooganta,Tastuurka Eebbe ku joogno oo runta daa'ad noqon, Haddii kale danbarkeedu waa dab daran iyo naar, Dugsi ma leh qabyaaladdu — wahaay dumiso mooya-neh. Dabaayl dirir la isku laayiyo, danab aan hadhin, Meydkuna dibad buu yaal sida dureemo yaa asayah — Walle doogsan maysaan, qabyaalad haddii aydaan ka harin!
Tags
Somaliland dancehall/dancehall Somali, nonstop flow, heavy bassline energy
5:52
No
12/12/2025